Mid kamid ah Nabaddoonadii Hoggaaminayay Dagaalka ka socda Hiiraan oo la dilay iyo Dagaal culus oo…

Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in saakay dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada dowladda oo garab ka helaya ciidamada deegaanka iyo Al Shabaab uu ka socdo deegaano katirsan gobolkaasi. Sida aan wararka ku heleyno dagaalka ayaa saakay ka qarxay deegaano hoostaga degmada Moqokori ee gobolka Hiiraan, waxaana halkaasi dagaal culus oon waxba la … Continue reading Mid kamid ah Nabaddoonadii Hoggaaminayay Dagaalka ka socda Hiiraan oo la dilay iyo Dagaal culus oo…